Wasiir Goodax oo gaaray Belad-weyne & Dabageed oo 72 Saacadood loo qabtay (Sawirro)

Wasiirka Waxbarashada iyo taclinta sare ee Xukuumada Somalia ayaa gaaray saaka magaalada Belad-weyne oo ay weli ka aloosan tahay xiisad culus oo u dhexeysa Madaxweynaha Hirshabelle Waare iyo gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed. Wafdiga oo ay ku jiraan xildhibaano ka tirsan Baarlamanka ayaa la filayaa iney ka qeyb qaataan xalinta khilaafka … Continue reading Wasiir Goodax oo gaaray Belad-weyne & Dabageed oo 72 Saacadood loo qabtay (Sawirro)